මුල් පිටුව › සමූහ › 💜[𝖥𝖠𝖠𝖫𝖮 _𝖩𝖠𝖢𝖠𝖸𝖫]💔¢нαииєℓ 💛
💜[𝖥𝖠𝖠𝖫𝖮 _𝖩𝖠𝖢𝖠𝖸𝖫]💔¢нαииєℓ 💛 Telegram
Telegram නාලිකාව Link
✈ Telegram Channel 🌐 Public

💜[𝖥𝖠𝖠𝖫𝖮 _𝖩𝖠𝖢𝖠𝖸𝖫]💔¢нαииєℓ 💛 - Telegram Channel

★★★★★ 0.0 (0 ratings)
👁 2 views ↗ 0 joins
🇱🇰 ශ්‍රී ලංකාව 🌐 Sinhala # Adult
මෙම telegram නාලිකාව link
👉 𝐖𝗮𝘅𝗮 𝐊𝗮 𝐇𝗮𝗟𝗲𝘆𝘀𝗮𝗮 👇👇 1 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑱𝒂𝒄𝒂𝒚𝒍🌹 2 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑴𝒖𝒓𝒖𝒈𝒐 😢 3 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑸𝒂𝒍𝒃𝒊 𝒋𝒂𝒃💔 4 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝑫𝒉𝒊𝒓𝒂𝒈𝒂𝒍𝒊𝘯✊ 5 𝑬𝒓𝒂𝒚𝒐 𝒙𝒊𝒈𝒎𝒂𝒅 𝒍𝒆𝒉 📚 ° { 𝐖𝗲𝗹𝗼𝗺𝗲 𝘁𝗼 𝘁𝗵𝗲 𝗰𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗟 } °
Telegram නාලිකාව

මෙම Telegram නාලිකාවේ නවතම පොදු පළ කිරීම්.

14.6K අනුගාමිකයින්
05 Oct 2026 නවතම පළ කිරීම
Telegram වෙතින් නවතම පළ කිරීම් ලබා ගැනීමට මෙතැන ක්ලික් කරන්න.
Kooxda @SYLTEAM10

Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!

🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗

@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan

Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
Telegram post image
📖 Tatbith – Qur’aan Memorization App

Tatbith wuxuu kaa caawinayaa xifdinta iyo murājaʿada Qur’aanka adigoo adeegsanaya habab kala duwan oo xifdin ah, gaar ahaan Habka Xifdiga (Hifdh Method) — nidaam xooggan oo tallaabo-tallaabo kuu hagaya: dhageysi, ku celcelin, xifdin, isku-xirid iyo murājaʿo.

✅ Habab xifdin oo kala duwan
🎧 Qur’aan dhageysi & ku celcelin
📖 Hifdh Method oo nidaamsan
🔁 Murājaʿo iyo xifdiga oo la adkeeyo
📊 La soco horumarkaaga
💯 100% Bilaash
📖 Habka Subac

Google Play:
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.tatbith.app
Telegram post image
Kooxda @SYLTEAM10

Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!

🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗

@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan

Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
Telegram post image
Kooxda @SYLTEAM10

Waxaan kaa caawinaynaa in Telegram channel-kaaga uu helo koboc, muuqaal iyo aqristayaal badan. Haddii aad rabto in channel-kaagu gaaro dad badan syl team kusoo biir!

🎖️𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗

@SYLTEAM10
@ReadingTheQuraan

Aᴅᴍɪɴ ⤷ @SomaliAd
Telegram post image
الســـــــــــلام عليكـــــــــــم ورحمة الله وبركاتـــــــــــه  يـــــــــــااخواني🤝🤍

➪  JOIN   ❦︎  US  ☟︎

   @XIKMAD_MURTI_CHANNEL

..𝐇𝖺 𝐊𝖺 𝐓𝖺𝗀𝗂𝗇 𝐀𝖽𝗂𝗀𝗈 𝐉𝗈𝗂𝗇 𝐃𝗁𝗂𝗁𝗂𝗇 𝐂𝗁𝖺𝗇𝗇𝖾𝗅 𝗄𝖺𝗇𝗂 𝐌𝖺𝗁𝖺𝖽𝗌𝖺𝗇𝗂𝖽.. 🫵❤️
Telegram post image
Illaahay intuu abuuray
Aduunka intaa dhex yaaca
Adaan ku inshaartay qaali

Udgoonkaagaa I deeqay
Ahaantaadaa amaanan
Inanyahay uurkiyo bogeyga
Adaa abidkood la haaday

Aynigaa intaasi uuman
Intaas ugubee ordaaya
Adaan ku inshaartay qaali
👑❤️
Telegram post image
Marka aan ku dhoowraa
Farxadeeydu dhalataa
Dhoolahey cadaadaa
Dhibaatadu dhamaataa
Qalbiguna dhex yaacaa
Dareen aan dhamaaneyn

Dumar waad u dheer tahay
Misna huuno dhumucdiyo
Dhabanada dhalaaliyo
Dhexda waad u sidataa.

Kuma arag dhigaaguna
Mid sidaada dhiineey
La dhaceeyso ruuxdee
Ha dhibtoonin waligaa
Dhabeyshaan ku dhaataay
👸👑❤️
Telegram post image
✅ Qalbigayga adigaa degay,
Qof kale meel kuma lihid,
Quruxdaada iftiin bay tahay,
Qalbigaana qabsatayoo dagtay.
Jaceylka aan kuu qabo,
Jid dheer ma laha ee waa dhab,
Joogitaankaagu waa farxad,
Nolosheyda waxaad siisay sabab.
Markaan ku arko waan ilowsadaa,
Murug iyo madow oo dhan,
Adigaa ah ruuxii aan rabay,
Riyadaydii rumoowday baan.
Telegram post image
Cishqigagii aan waayeey
U culaayeye laabtaydaa
Sow caawa uma aaloo
Cawdayda guudkeeda
Oo ciirsi uma waayin
Oo maad cidlayn ruuxda
Calankeeda kuu dhiibtay
Markii aan casuumaayey
Calmashadiyo dookhaga
Anaa aan ku cuganaayey
Caweysyadii kalgacalkeena
Cirkaa daawashada gaara
Ruuxaheena cabiraayaa
Dareemaha ku culan maanka
Fiid cawlka lagu ciidoo👩🏻‍🦳
Telegram post image
Malaha waa cilad ubaahan
Dabiib iyo caawimaade
Ciseyntiyo dabacsanaanta
Dulqaadkiyo camalka fiican
Dadbaa ka cadhooda maanta
Canaantiyo ereyga diiran
Dadbaa cuudkow garaaca.
———/———/———/———/——
Telegram post image
Adoo runta sheegi kara
Maxaa shakhsi aad ahayn
U sheegani waa sidee
Shaxaadka adoo ku nool
Shaqana aan weli qorshayn
Inaad duni sheegataa
Shil bay kuu qoolaysaa
❤️🤎😂😂
Telegram post image
Ammintii khilaafkeena
Arrinkii nakala gaadhay
Eray haw Caleen goostay
Ad adkeeyay ruuxdayda
Balse way ahaan wayday
Lambarkaaga eeg-eegay
Naftan eedo badan saaray
Telegram post image
Dabuubaha wax dhaawaca dibnahaagu
yeey baran 💋
Dulmigiyo wax duudsiga ha daciifsan
waligaa🤎
Dadka kii il daran ee xaaladuhu
dabraayaan 😢
Dacal kala hagaajiye haku daawan 👀
urugada
Arrin dadaali kaa xigo caajis yaanu kaa
duwin🫩
Dadka kii hanweyniyo la saaxiib
duruusaha 👬
Dayaxaas lawada aadye haku harin
daruuraha🌫☁️
Waa la doogsan doonaaye ha dambeynin
waligaa✨🥀
Telegram post image
𝐍𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐞𝐥 𝐥𝐚,𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐧𝐮𝐮𝐫𝐞𝐲𝐬𝐨 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐟𝐜𝐧𝐭𝐡𝐲 𝐚𝐦𝐚 𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐝 𝐡𝐞𝐞𝐲𝐬𝐚𝐭𝐨 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐬𝐢 𝐤𝐮 𝐤𝐚𝐚𝐟𝐢𝐲𝐚 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐞𝐥 𝐝𝐡𝐚𝐛 𝐤𝐮𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐬𝐨𝐨𝐧𝐢 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐲𝐬𝐚𝐭𝐚 𝐢𝐱𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐦𝐧𝐚 𝐤𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐲𝐚𝐚🔥
Telegram post image
▪️︎Afka loo sameeyee
▪️︎Saa'id aan u kala tegin
▪️︎Gadhka lagu sagalayee
▪️︎Sanqaroorka lagu simay
▪️︎Suuniyaha la soo goday
▪️︎Indhaha lagu sargooyee
▪️︎Sidii Nebbi Saleebaan
▪️︎Loo sameeyey keligii
▪️︎Suuraddaadan oo kale
▪️︎Laga sooc makhluuqii🌻❤️
Telegram post image
caqabad walba oo Dhexdeena tal waxba ma aha mar hadii aan diyaar u nahay in aan is helno Mcnn..🥺❤️
Telegram post image
12 talo iga qaado walaalkei io wllshei mcn🔥❤️💗

1: wiligaa waalidka haku caasin 💗✨️
2: wiliga qof bani aadam ha dulmin♥️💗
3: diinta kudadaal ♥️👍
4: salaadaha waqtigeeda ilaali✨️
5: qof adag noqo oo sabar bdn 💗
6: wiliga nolosha ha isku dhiibin si kasta oo kuu xumaysa✨️♥️
7: runta sheeg mar welba sabarna yeelo♥️
8: noloshada haku lumin naceyb. ✅
9: daacad ahaaw wiligaa qofna ha qiyaamin. ⏳
10: Niyad wanaag la nooloow. ☀️
11: Naftaada u naxariiso. ❤️
12: Waqtiga si xikmad leh u isticmaal. 💗
Telegram post image
Xurman wali ku haya😭
Xisana ku qabaa 🫶
Xusustii igama tagin💕
Xanunkad igu ridiyo 🤎
Xiliga wali kugu nicin 🫶🌸
Xgeyga gobad thy ❤️
Xumana kuma qabo 🫶😭
Xageyga gobad ka thy ❤️🤴
Telegram post image
Telegram නාලිකාව Link විස්තර
කාණ්ඩය Adult
රට 🇱🇰 ශ්‍රී ලංකාව
භාෂාව Sinhala
වර්ගය Telegram නාලිකාව Link
අනුගාමිකයින් 14.6K
මෙම සමූහය ඇගයීමට ලක් කරන්න

මෙම ප්‍රජාව ඔබ අගය කරන්නේ කෙසේද?

0.0 ★ සමූහයට සම්බන්ධ වන්න →